Maxkamada caalamiga ah ee ICJ oo go’aan culus ka soo saartay dagaalka Gaza

Maxkamadda ugu sarraysa Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii ku amartay Israa’iil inay furto qaybo badan oo ka mida xuduudda laga galo Qaza, si loo ogolaado inay halkaas ka gudbaan gargaar dheeri ah oo la gaadhsiiyo dadka baahan ee Falastiiniyiinta ah. Amarkan oo ay soo saartay maxkamadda caddaaladda dunida ee Qaramada Midoob ay ee fadhigeedu yahay Hague, … Continue reading Maxkamada caalamiga ah ee ICJ oo go’aan culus ka soo saartay dagaalka Gaza